madaxweyne Ahmed abdi karie oo ka tacsiyeey geerida Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow

Innaalillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

waxaan xanuunka geerida la wadagayaa guud ahaan ciidamada Qalabka-sida si gaar ahna ehelkiisa Allaha u raxmadee Taliyihii Guutada 14-ka Oktoober ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow.

Tilmaamta geesinnimo iyo hoggaamin ciidan middii ugu sarreysay ayaa lagu sifeeyay Taliye Nuur Fareey inuu lahaa, waxaana All uga baryeynaa inuu ka dhigo qabrigiisa beer ka mid ah beeraha jannada.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top