Author name: statehouse

Bio of Osman Moallim Hassan

Osman Moallim Hassan     Chief of Staff, Galmudug State House Osman Moallim Hassan is the Chief of Staff of Galmudug State House and a Somali public servant, educationist, development practitioner, and institution builder with extensive experience in public administration, higher education leadership, institutional development, governance reform, and peacebuilding. As Chief of Staff, he supports …

Bio of Osman Moallim Hassan Read More »

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay Shirweynaha 1-aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Osman Moalim Hassan, ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha 1-aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta maalgelinta caafimaadka, horumarinta adeegyada caafimaadka, iyo tayeynta daryeelka bulshada. Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaanno, Agaasimayaal, iyo wakiillo …

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay Shirweynaha 1-aad ee Maalgelinta Caafimaadka Galmudug Read More »

Consultancy for Conducting Diagnostic Assessment and Developing a Roadmap for Education Sector Decentralisation

CALL FOR CONSULTANCY FIRMS Consultancy for Conducting Diagnostic Assessment and Developing a Roadmap for Education Sector Decentralisation The Office of the President, Galmudug State, invites qualified consultancy firms to submit applications for the assignment titled “Consultancy for Conducting Diagnostic Assessment and Developing a Roadmap for Education Sector Decentralisation.” The purpose of the assignment is to …

Consultancy for Conducting Diagnostic Assessment and Developing a Roadmap for Education Sector Decentralisation Read More »

Request for Applications – Consultancy Services

The Office of the President of Galmudug state hereby invites eligible and qualified consultancy firms to apply for the consultancy assignment described in the attached Terms of Reference (ToR). The detailed ToR, including the scope of work, deliverables, eligibility requirements, and application instructions, is provided in the attachment. Consultancy firms are required to prepare their …

Request for Applications – Consultancy Services Read More »

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay Daah-furka Dhismaha Waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Osman Moalim Hassan, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda daah-furka dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta magaalada Dhuusamareeb, Caasimadda Galmudug, iyo deegaanka Qaradhi, taas oo dhererkeedu dhan yahay 60 KM. Munaasabaddan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug, gaar ahaan dhismaha waddooyinka muhiimka u ah …

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay Daah-furka Dhismaha Waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi Read More »

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay furitaanka Masjidka Imaamu Bukhari ee Dhuusamareeb

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Osman Moalim Hassan, ayaa ka qayb galay munaasabadda furitaanka Masjidka Imaamu Bukhari, oo laga hirgeliyay magaalada Dhuusamareeb, Caasimadda Galmudug. Masjidka Imaamu Bukhari ayaa door muhiim ah ka qaadan doona fidinta barashada culuumta diinta Islaamka, kor u qaadista tarbiyada bulshada, iyo abuurista goob cibaado oo casri ah, taas oo bulshada …

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay furitaanka Masjidka Imaamu Bukhari ee Dhuusamareeb Read More »

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay qaabilaadda wafdi ka socday Hay’adda ICRC

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Osman Moalim Hassan, ayaa maanta ka qayb galay kulan Madaxtooyada Galmudug lagu soo dhaweynayay wafdi ka socday Hay’adda ICRC Soomaaliya, kuwaas oo howlo shaqo ku yimid Galmudug. Wafdiga ayaa waxaa si wadajir ah u qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, iyo …

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay qaabilaadda wafdi ka socday Hay’adda ICRC Read More »

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay gabagabada shir looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta iyo gurmadka abaaraha

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Osman Moalim Hassan, ayaa ka qayb galay gabagabada shir laba maalmood socday, kaas oo ay isku xog-wareysanayeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Agaasimayaasha Guud, Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Guddoomiyayaasha Degmooyinka Galmudug, iyo wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ee ka howlgala Galmudug. Shirkan ayaa diiradda lagu …

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay gabagabada shir looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta iyo gurmadka abaaraha Read More »

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay shir looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta, gurmadka abaaraha iyo adeegga bulshada

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay shir looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta, gurmadka abaaraha iyo adeegga bulshada Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Galmudug, Osman Moalim Hassan, ayaa maanta ka qayb galay shir ay isugu yimaadeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Agaasimayaasha Guud, Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Guddoomiyayaasha Degmooyinka Galmudug, iyo wakiillo ka socday hay’adaha …

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug oo ka qayb galay shir looga hadlay xoojinta wada-shaqeynta, gurmadka abaaraha iyo adeegga bulshada Read More »

Bogaadin wadahadalka iyo nabad-raadinta Ree Hananbuure

Bogaadin wadahadalka iyo nabad-raadinta Ree Hananbuur   Dhawaanahaan, waxaa socday kulamo wadahadal iyo nabad-raadin ah oo Ree hananbure ay oga wadahadlayeen in deegaanka nabadisa laga shaqeyo oo horumarka deeganka loo jeesto. nabadda oo horumuud ay kayihiin bulshada deeganka aya waxay kawadeen wadahadal degmoyinka ku xeeran hanabure oo ay kaso kala jeedan bulshada sida Dhusamareb iyo …

Bogaadin wadahadalka iyo nabad-raadinta Ree Hananbuure Read More »

Scroll to Top