Ahmed Abdi karie-Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay kaabayaal dhaqaale

 

Waxaan maanta dhagax dhignay dib-u-dhiska waddooyinka hal bowlaha u ah isku socodka gaadiidka Caasimadda Dhuusmaarreeb, kuwaasi oo isugu jira Jidka weyn ee mara bartamaha magaalada iyo 10 waddo oo isku xira xaafadaha kala duwan ee caasimadda.

Waxaa inoo ballan ah caasimad bilicsan iyo horumar joogta ah.

-sawiro

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top