Bogaadin wadahadalka iyo nabad-raadinta Ree Hananbuure

Bogaadin wadahadalka iyo nabad-raadinta Ree Hananbuur

 

Dhawaanahaan, waxaa socday kulamo wadahadal iyo nabad-raadin ah oo Ree hananbure ay oga wadahadlayeen in deegaanka nabadisa laga shaqeyo oo horumarka deeganka loo jeesto.

nabadda oo horumuud ay kayihiin bulshada deeganka aya waxay kawadeen wadahadal degmoyinka ku xeeran hanabure oo ay kaso kala jeedan bulshada sida Dhusamareb iyo Cadaado.

kulamada horudhaca ah aya ka kala dhacay Hanabure, Cadaado iyo Dhusamareb.

 

waxaa bogaadin mudan in wadahadalka uu guleystay oo bulshada ay udiyaar garowday gogosha wayn ee Sida qotoda dheer looga wadahadlaaya nabadda.

 

 

Scroll to Top