Author name: statehouse

Agsimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug oo Ka Qayb Galay Shir Looga Hadlayay Isku Xirka Bulshada iyo Dowladda

Agsimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug oo Ka Qayb Galay Shir Looga Hadlayay Isku Xirka Bulshada iyo Dowladda Dhuusamareeb, Galmudug – 15ka Agoosto, 2025 Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug, Mudane Abdikarim Alcadala, ayaa maanta ka qayb galay shir muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xoojinta xiriirka ka dhexeeya bulshada rayidka ah iyo …

Agsimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug oo Ka Qayb Galay Shir Looga Hadlayay Isku Xirka Bulshada iyo Dowladda Read More »

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug oo Ka Qayb Galay Shir Ku Saabsan Isku Xirka Warbaahinta Dowladda iyo Tan Maxalliga ah

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug oo Ka Qayb Galay Shir Ku Saabsan Isku Xirka Warbaahinta Dowladda iyo Tan Maxalliga ah Dhuusamareeb, Galmudug – Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug, Abdikarim Alcadala, ayaa maanta ka qayb galay shir muhiim ah oo looga hadlayay iskaashiga iyo isku xirka warbaahinta maxalliga ah iyo tan dowladda. …

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug oo Ka Qayb Galay Shir Ku Saabsan Isku Xirka Warbaahinta Dowladda iyo Tan Maxalliga ah Read More »

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada oo Ka Qayb Galay Kulanka Weydiinta Wasiirka waxbarashada Galmudug.

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada oo Ka Qayb Galay Kulanka Weydiinta Wasiirka waxbarashada Galmudug. Dhuusamareeb, 13 Agoosto 2025 – Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada Galmudug, Mudane Abdikariim Al-Cadaala, ayaa ka qeyb galay Kulanka Weydiinta Wasiirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare ee Galmudug. Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, …

Agaasimaha Waaxda Arrimaha Bulshada ee Madaxtooyada oo Ka Qayb Galay Kulanka Weydiinta Wasiirka waxbarashada Galmudug. Read More »

Terms of Reference ToR for Project Coordinator – GSS-SSFIII MoU Implementation

Position Title:     Project Coordinator – GSS-SSFIII MoU Implementation Location:            Galmudug State Government, Somalia Duration:              12 Months (July 1, 2025 – June 30, 2026) subject to availability of funding and approved start date of the project. Contract Type: Full-time Consultancy Background The Galmudug State Government, in partnership with the Somalia Stability Fund (SSF III), is entering …

Terms of Reference ToR for Project Coordinator – GSS-SSFIII MoU Implementation Read More »

Madaxweynaha Oo hambalyeeyay sanad guuradii 65-aad ee kasoo wareegatay aasaaska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed

  Waxaan hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaa Taliska, Hoggaannada, Sarreeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Munaasabadda maalinta 12-ka April awgeed, maalintan oo ku beegan sanad guuradii 65-aad ee kasoo wareegatay aasaaska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Waxaan Alle idinkaga baryayaa in uu noosii daa’imiyo guulaha xiriirka ah ee aad ka …

Madaxweynaha Oo hambalyeeyay sanad guuradii 65-aad ee kasoo wareegatay aasaaska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Read More »

madaxweyne Ahmed abdi karie oo ka tacsiyeey geerida Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow

Innaalillaahi wa innaa ileyhi raajicuun waxaan xanuunka geerida la wadagayaa guud ahaan ciidamada Qalabka-sida si gaar ahna ehelkiisa Allaha u raxmadee Taliyihii Guutada 14-ka Oktoober ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow. Tilmaamta geesinnimo iyo hoggaamin ciidan middii ugu sarreysay ayaa lagu sifeeyay Taliye Nuur Fareey inuu lahaa, waxaana All uga baryeynaa inuu …

madaxweyne Ahmed abdi karie oo ka tacsiyeey geerida Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow Read More »

madaxweyne Ahmed abdi karie oo ka tacsiyeey geerida Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow

Innaalillaahi wa innaa ileyhi raajicuun waxaan xanuunka geerida la wadagayaa guud ahaan ciidamada Qalabka-sida si gaar ahna ehelkiisa Allaha u raxmadee Taliyihii Guutada 14-ka Oktoober ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow. Tilmaamta geesinnimo iyo hoggaamin ciidan middii ugu sarreysay ayaa lagu sifeeyay Taliye Nuur Fareey inuu lahaa, waxaana All uga baryeynaa inuu …

madaxweyne Ahmed abdi karie oo ka tacsiyeey geerida Gaashaanle Sare Nuur Fareey Gaaboow Read More »

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Galmudug,Mudane Abdinasir Osman, ayaa ka qeyb galay shirka Golaha Wasiirrada

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Galmudug, Mudane Abdinasir Osman, ayaa ka qeyb galay shirka Golaha Wasiirrada ee dhawaan lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlay xaaladda abaarta iyo arrimaha amniga ee gobolka. Shirka ayaa ka mid ahaa kulamada muhiimka ah ee lagu falanqeynayay duruufaha adag ee ka jira Galmudug iyo sida …

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Galmudug,Mudane Abdinasir Osman, ayaa ka qeyb galay shirka Golaha Wasiirrada Read More »

Wasiir dowlaha Cadaalada & garsoorka oo warbixin arimaha garsoorka ee gobolka ka siiyay golaha wasiirada

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Galmudug, Mudane Abdinasir Osman, ayaa ka qeyb galay shirka Golaha Wasiirrada ee dhawaan la qabtay, isagoo ka warbixiyay arrimaha garsoorka ee gobolka. Kulanka ayaa ahaa mid muhiim ah, waxaana looga hadlay xaaladaha garsoorka iyo xuquuqda muwaadiniinta ee Galmudug, si loo xaqiijiyo in nidaamka garsoorka uu si hufan …

Wasiir dowlaha Cadaalada & garsoorka oo warbixin arimaha garsoorka ee gobolka ka siiyay golaha wasiirada Read More »

Scroll to Top