lastest News

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO DAAH FURAY SHIKRA CAAFIMAADKA WASAARADAHA CAAFIMAADKA DFS & DOWLADAHA XUBNAHA KA AH DFS.

Dhuusamarreeb, 24-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka daahfuray shirka wasaaradaha caafimaadka ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya kaasoo oo socon doono muddo laba maalmood ah. Shirkaan ayaa looga tashanayaa xaaladda guud ee caafimaad dalka, mashaariicda caafimaadka ee socda iyo adeegyada caafimaad …

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO DAAH FURAY SHIKRA CAAFIMAADKA WASAARADAHA CAAFIMAADKA DFS & DOWLADAHA XUBNAHA KA AH DFS. Read More »

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO SAXIIXAY SHARCIYO KASOO GUDBAY GOLAHA WAKIILLADA

Dhuusamarreeb, 29-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyo kasoo gudbay Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug kuwaas oo kala ah Sharciga Maaryenta Dhulka, Sharciga Xakameynta Hubka, Hishiishkii Doorashooyinka Golaha Wadatashiga Qaran ee ay meelmariyeen Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug Iyo miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2024-ka. Madaxweynaha ayaa dhammaan Golaha wakiillada Dowladda Galmudug iyo khubarradii …

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO SAXIIXAY SHARCIYO KASOO GUDBAY GOLAHA WAKIILLADA Read More »

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO KA TACSIYEEYAY GEERIDII KU TIMID MADAXWEYNE CAALIN

Dhuusamarreeb, 31-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Maxamed Axmed Caalin. Madaxweyne QoorQoor ayaa ilaahey uga baryey inuu jannooyinkiisa sarsare ku irsaaqo walaalkiis Maxamed Axmed Caalin, Eebbana uga baryey ehelkiisana inuu ka sabir siiyo. Madaxweynaha ayaa yiri “ Walaalkey Maxamed …

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO KA TACSIYEEYAY GEERIDII KU TIMID MADAXWEYNE CAALIN Read More »

Scroll to Top