Author name: State House

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO DAAH FURAY SHIKRA CAAFIMAADKA WASAARADAHA CAAFIMAADKA DFS & DOWLADAHA XUBNAHA KA AH DFS.

Dhuusamarreeb, 24-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusamarreeb ka daahfuray shirka wasaaradaha caafimaadka ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya kaasoo oo socon doono muddo laba maalmood ah. Shirkaan ayaa looga tashanayaa xaaladda guud ee caafimaad dalka, mashaariicda caafimaadka ee socda iyo adeegyada caafimaad …

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO DAAH FURAY SHIKRA CAAFIMAADKA WASAARADAHA CAAFIMAADKA DFS & DOWLADAHA XUBNAHA KA AH DFS. Read More »

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO SAXIIXAY SHARCIYO KASOO GUDBAY GOLAHA WAKIILLADA

Dhuusamarreeb, 29-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyo kasoo gudbay Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug kuwaas oo kala ah Sharciga Maaryenta Dhulka, Sharciga Xakameynta Hubka, Hishiishkii Doorashooyinka Golaha Wadatashiga Qaran ee ay meelmariyeen Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug Iyo miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2024-ka. Madaxweynaha ayaa dhammaan Golaha wakiillada Dowladda Galmudug iyo khubarradii …

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO SAXIIXAY SHARCIYO KASOO GUDBAY GOLAHA WAKIILLADA Read More »

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO KA TACSIYEEYAY GEERIDII KU TIMID MADAXWEYNE CAALIN

Dhuusamarreeb, 31-10-2023; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Maxamed Axmed Caalin. Madaxweyne QoorQoor ayaa ilaahey uga baryey inuu jannooyinkiisa sarsare ku irsaaqo walaalkiis Maxamed Axmed Caalin, Eebbana uga baryey ehelkiisana inuu ka sabir siiyo. Madaxweynaha ayaa yiri “ Walaalkey Maxamed …

MADAXWEYNAHA DOWLADDA GALMUDUG OO KA TACSIYEEYAY GEERIDII KU TIMID MADAXWEYNE CAALIN Read More »

ON VISIT TO DHUSAMAREB, UN SIGNS AGREEMENT FOR ESTABLISHMENT OF OFFICE IN GALMUDUG

United Nations support for Somalia is set to step up a notch following an agreement which paves the way for the establishment of a new office in the country’s Federal Member State (FMS) of Galmudug. The FMS’ President Ahmed Abdi Karie ‘Qoorqoor’ and the UN Secretary-General’s Deputy Special Representative for Somalia, Anita Kiki Gbeho, today …

ON VISIT TO DHUSAMAREB, UN SIGNS AGREEMENT FOR ESTABLISHMENT OF OFFICE IN GALMUDUG Read More »

Madaxweynaha dowladda galmudug iyo wafti uu hogaaminayo oo gaaray deegaanka cada kibir

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud, deegaankaas oo ay kooxda Argagixisada ah ka jareen isgaarsiinta iyo biyaha, kadib markii ay miinooyin ku xereen xarumaha isgaarsiinta iyo ceel biyood ay ka waraabayeen dadka iyo duunyada ku nool deegaanka Cada Kibir. Madaxweynaha ayaa warbixinno …

Madaxweynaha dowladda galmudug iyo wafti uu hogaaminayo oo gaaray deegaanka cada kibir Read More »

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud, ayadoona warbixin laga dhageystay Wasaaradda Amniga Gudaha oo ka warbixisay xaaladda guud ee amniga Galmudug.iyo howlgaladii u danbeeyay ee kooxaha argagaxisada ah looga saaray deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud. Dhinaca …

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug. Read More »

taageerada mashruuca qaranka

taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA a mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka somaLIYA taageerda mashruuca qarnka …

taageerada mashruuca qaranka Read More »

Scroll to Top